SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WASIIR SOOMALIYEED OO LACAG U DIRAY GEBER UU ADEER U YAHAY SI EEY…

(AUSTRALIA): Xisbiga Xorta ah ee dalka Australia ayaa tartankii msuharaxnimo ee kursiga federaalka waqooyiga-bari Melbourne ka reebay gabar asalkeedu yahay soomaali sabab la xiriirto ineey lacag ka heshay adeerkeed oo wasiir ka dawladda federaalka soomaaliya.Geberta asalkeed yahay soomaali(Zahra Mustaf) ayaa u tartameeysay kursi aan lahayn wax macna ah Jag-Jag laakinse tartanka ayaa laga saaray habeenkii isniinta waayo Xisbiga ayaa waxa uu cabsi ka qabaa halka eey Zahra wax ka soo galaan iyo ineey ku lug leeyihiin dawladda shisheeye,dhinaca kalane Zahra ayaa ah hooyo aanuu la joogin ninkeedi(Single Mother) waxa eeyna Xisbigaan xubin ka ahayd wax ka yar ha sano waane arrimaha keenay shakiga laga qabo Zahra Mustaf. XIGASHO THE AGE.

RIIX HALKAAN.