SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WASIIR KENYAN AH OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA KENYA.

(NAIROBI)-Wasiirka arrimha gudaha dalka Kenya Kithure Kindiki oo ka hor hadlaayey baarlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay iney sii kordheyso halista macallimiinta u safrayso gobola Waqooyi Bari Kenya,Wasiirka ayaa tibaaxay in kooxda Alshabaab ey sameeysay jidgal ey ku dishay kuna afduubtay macalimiin u shaqeyso Wasaaradda Waxbarashada dalka Kenya,waxa uuna Wasiirku sheegay in tirada macalimiinta ah ee la dilay marka laga soo bilaabo 2012-kii ey gaareyso ilaa 40-macallim.

ISHA/THE EASTAFRICAN.

HALKANKA SI AKHRISO.