SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WASIIR HORE OO BEEN KA…

JIDKII JAMAL.

(ANKARA)-Madaxweynaha dalka Maraykanka JOE BIDEN ayaa waxba kama jiraan ka dhigay hadal uu dhawaan sheegay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Al-Jubayr, wasiir Caadil ayaa sheegay inuusan maqlin in Madaxweyne Biden ku yiri Maxamed Bin Salmaan waqtigii eey wada joogeen in Maxamed Bin Salman ka dambeeyey dilkii loo gaystay saxfigii u dhashay Sacuudiga Jamaal Khashoggi ee lagu dilay gudaha qunsuliyada Sacuudiga ee dalkaasi Turkiga sannadkii 2018-kii. Hadal Madaxweyne Biden ayaa yimid ka dib markii uu ku soo laabtay Aqalka Cad eeyna waraysteen wariyeyaal halkaasi ka hawlgala.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.