WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII…
SAWIRKA MADAXDA WADAMADDA SHIRKA KA QEYBGALAY.
(MUQDISHO)-Waxaa maanta oo Arbaca ah magaaladda Muqdisho ee ah Caasimadda Soomaliya ku soo dhammaaday shir u dhexeeyey hogaamiyeyaasha dalalka Soomaaliya,Itoobiya,Kenya iyo Jabuuti,ujeedada shirka ayaa ahayd in la iska kaashado la dagaalanka kooxda Khawaarijta ee Alshabaab iyo sidii loo adkayn lahaay amniga xuduudyada dalalka Soomaaliya deriska la ah,hadaba warmurtiyeedka shirka maanta soo dhammaaday ayaa waxa warbaahinta ka hor akhriyey Wasiirka Warfaafinta iyo Dalxiiska DFS Mudane Da’ud aweys.
ISHA WARKA SONNA.