SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WARIYE LAGU WEERARAY MINDI.

Hanad Cali Guuleed ahne tafatiraha warbaahinta Goobjoog ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa weeraray afar nin oo ku hubaysnaay Mindiyo ka dib markii uu ka soo baxay shaqadda saacadu markeey ahayd shan saac habenimo(11:00-pm),weerarkaan ayaa waxaa cambaareeyey ururka suxufiyiinta soomaaliyeed sheegayne in cadaaladda la horkeeno kuwii ka dambeeyey weerarkaas,wariyaha la weeraray Janad ayaa waxa uu ka dhaawacmay gacanta iyo qoorta waxaane hadda lagu daaweynaa isbitaaladda magaaladda muqdisho.XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.