SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WARBIXIN LAGA QORAY XIRIGA XOGHAYAHA SJS.

XIRIGA CABDALLA MUUMIN.

(MUQDISHO)-Marka laga soo bilaabo horaantii bishaan Oktoobar-2022-ka dawladda Soomaaliyeed waxa eey waday isla xisaabtan la xiriira dhinaca kooxda Alshabaab cidda kaalmayso iyo kuwa la leh xiriirka,waxaane cadaadis ba’an uu arrintaas uga yimid warbaahinta madaxa banaan ee ka hawlgasha Muqdisho oo loo sheegay ineeysan baahin karin warka kooxda Alshabaab,arrintaan ayaa waxaa ka falceliyey xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin waxa uuna ku mutaystay in la weeraro xafiiska SJS ee Muqdisho iyo in isaga shaqsi ahaan looga hor istaago inuu dalka ka baxo tiro ka laba jeer,hadda Cabdalla damaanad ayuu banaanka ku joogaa oo waa maxakamad suge. Radio Risaala kana mida warbaahinta ka hawlgasha Muqdisho ayaa waxa eey warbixin dheer ka diyaarisay xiriga Cabdalla Muumin.

ISHA WARK RADIO RISAALA.

HALKAAN KA SII AKHRI.