SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WARBAAHINTA CAALAMKA OO KA HADASHAY….

SHEEKH MUKHTAAR.

(SOMALIA)-Dalka Soomaaliya waxaa maanta looga dhawaaqay golo wasiireed oo cusub kuwaaso eey ka soo dhex muuqdeen dad fara badan oo aan horay u soo qaban xilka wasiirnimada,laakinse arrinta qabsatay dhammaan baraha bulshada iyo warbaahinta caalamka ayaa ah magacaabidda Sheekh Mukhtaar Roobow oo loo magacaabay wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta. Roobow ayaa ka mid ahaan jiray kooxda Alshabaab waxaane madaxiisa la dul dhigay lacag dhan shan milyan oo doolar balse markii uu isa soo dhiibay kana tanaasulay fikirkii hore ee xagjirka ayuu helay xuriyad buuxda uu ku mari karo dalkiisa waxa uuna isu sharaxay inuu noqdo madaxweynaha KGS balse uma suuragelin waxaane loo xiray arrintaas.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.