WADAHALADII U DHEXEYEY MARAYKANKA IYO IRAAN OO….
IRAN IYO MARAYKANKA.
(TEHRAN)-Wada hadaladii aan tooska ahayn una dhexeeyey dalalka Maraykanka iyo Iraan,waane wada hadalo dib loo soo nooleyey kuwaaso joogsaday sannadkii 2015-kii,magaaladda caasimadda u ah dalka Qadar ee Dooxa ayaana lagu qabtay wada hadaladaan aan toosk ahayn waxa eyna ku soo dhammadeen natiijo la’aan sida eey ku soo warantay wakaaladda wararka ee Tasnim ee laga leeyahay dalka Iraan. Sida eey sheegtay wakaaladda wararka ee Tasnim wada hadalada aan toosk ahayn ayaa waxaa gar wadeen ka ahaay midawga Yurub waane uu soo dhammaaday aydoo aan laga gaarin wax horumar ah,qorshaha joojinta wada hadalada ayaa ka yimid dhinaca Maraykanka oo ku adkysanaayo heshiiskii la gaaray 2015-kii kaasoo sheegaayo ineysan jirin balan qaad la xiriira in dalka Iraan uu helaayo faa’iido dhaqaale.
ISHA WARKA AA.