WADA HADAL U FURMAY MASAR IYO GIRIIGA.
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA GIRIIGA.
(QAAHIRA)-Dalalka Masar iyo Giriiga wasiiradooda arrimaha dibadda ayaa maanta oo Axad ah waxa eey ku kulmeen magaaladda caasimadda ah ee Qaahiro ee dalkaasi Masar,waxa eyna labada dal ka wada hadli doonaan badda lagu muransa yahay iyo arrimo la xiriiro Gaaska uu dalka Giriiga kula tartamaayo dalka eey is haayaan ee Turkiga kaaso heshiis la soo saxiixday masuuliyinta dalkaasi Liibiya. Labadaan dal Masar iyo Giriiga ayaa ah laba dal eey colaadi kala dhexeeyso dalka Turkiga waxa eeyna isku hayaan dano eey ka kala leeyihiin dawlado kale sida Liibiya iyo Soomaaliya.
ISHA WARKA AP.