SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WAA KUMA TALIYE DAYAX?

(SAWIRKA)-TALIYE DAYAX.

(MUQDISHO)-Sida aan la wada socon tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15/5/23-ka bilo ka dib waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab ee ka hawlgasha gudaha dalka Soomaaliya,dagaalka uu iclaamiyey MW-Xasan ayaa waxaa qeyb ka ahaay xoogaga degaanka iyo CXDS qeybihiisa kala duwan gaar ahaan kuwooda haysta tababarka gaarka ah sida Gorgor iyo Danab oo ey kala tababaraan wadamadda Soomaaliya Saaxibadda dhaw la ah ee Turkiga iyo Maraykanka. Madaxweyne Xasan ayaa xilal u kala magacaabay laba sarkaal oo ka tirsan ciidamadda XDS G/Sare Dayax waxaa loo magacaabay Taliyaha ciidamada Lugta Soomaaliyeed halka Taliye ku xigeenka CXDS loo magacaabay S/G.Madeey,hadaba su’aal ayaa ka timid G/sare Dayax taaso ah in Dayax ka mid ahaay taliyeyaashii amray in la weeraro Hotel-kii ey deganaayeen Madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ee waqtigaas,waa maxay sababta uu maanta MW-Xasan xilkassi ugu magacaabay Dayax?

ISHA/BBC-SOMALIA.

HALKAN KA SI AKHRISO.