WAA KUMA FU’AAD SHONGOLE? XAGEE AYUUSE JOOGAA HADDA?
(SAWIRKA)-FU’AAD MAXAMED QALAF”SHONGOLE”.
(HARGEISA)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxaayey warar sheegaayo in Fu’aad Maxamed Qalaf”Shongole” oo wata ciidamo aad u fara badan iney soo gaareen degaano ka tirsan Goboladda Sanaag iyo Sool gaar ahaan buuraha dhaadheer ee degaanadaas, arrintaan ayaa waxaa ka hadlay maamulka Soomaaliland waxa uuna tilmaamay in Fu’aad Shongole uu soo gaaray buuraaleyda Sanaag iyo Sool isaga oo wata ciidamo garaayo ilaa 600-maleeshiyaad ah mana jiraan ilo madax banaan oo arrintaan xaqiijiyey. Hadaba Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa maanta oo Axad ah(10/9/23)-ka waxa ey warbixin kooban ka diyaarisay Fu’aad shongole waa kuma?
ISHA/BBC-SOMALI.