SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RAADKA UU DEGANAASHAHA SOOMAALIYA KU YEELAN KARO DAGAALKA ITOOBIYA EE TIGRAY.

Waa cinwaan aad u dheer oo lagu furay qoraal lagu soo daabacay ITALIAN INSTITUTE FOR INTERNATIONAL POLITICAL STUDIES,waxaane qortay Faadumo Axmed Cali kuna sugan dalka Maraykanka,waxa eeyna Faadumo qoraalkeeda uga hadashay raadka uu ku yeelan karo deganaashaha soomaaliya dagaalka itoobiya ku qaaday gobolka Tigray,waane wax iska cad in dagaalkaas leeyahay dhibkiisa marka loo eego arrimaha soomaaliya iyo ku luglahaashaha itoobiya ee siyaasadda soomaaliya ee waqtigaan. XIGASHO WAKAALADAHA.

HALKAAN KA AKHRISO.