SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXKAMAD KU TAALO MARAYKANKA OO LOOGA YEERAY BIN SALMAAN.

Maxkamad ku taalo dalkaasi Maraykanka ayaa u yeertay dhaxala sugaha dalka boqortooyadda sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo sagaal qofood oo kale,arrinta loogu yeeray ragaan ayaa ah dacwad uu ka gudbiyey la taliyihii hore ee Maxamed Bin Salmaan ninka la yiuraahdo Sacad Aljabri kaasoo hadda magangalyo ugu sugan dalkaasi kanada caruurtiisa ayaa weli jirta dalka Sacuudiga,ninkaan ayaa Bin salmaan iyo raga kale ku eedeeyey ineey rabaan ineey dilaan. Warbaahinta CNN-ta ayaa habeenkii khamiista(10/29/2020)-ka sheegtay in maxkamd ku taalo Washington warqad loogu yeeraayo u dirtay Maxamed BIn Salmaan iyo sagaal kale oo sacuudiyiin ah iyo hayadda samafalka ee Maski,dhammantood ayaa loo haystaa dacwad uu ka gudbiyey la taliyihii hore ee amniga Sacad Aljabri. XIGASHO DAILY SABAH/ARABIC.

RIIX HALKAAN.