SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

UZBEKISTA: CAUUR U DHIMATAY SHAROOBO…

CARUUR U DHIMATAY SHAROOBO EY CABEEN.

(TASHKENT)-Ugu yaraan 21- caruur ah oo kasta 18-caruur ah oo ka mida ayaa u dhimatay sharoobo ey isticmaalaan taaso ey soo sameysay shirkad sameyso daawooyinka ee dalka Indiya lana yiraahdo “Pharmaceutical Company Marion Biotech Pvt Ltd,sidaas waxaa sheegay wasiirka caafimaadka dalka Uzbekaista. Wasaaradda caafimaadka Uzbekistan ayaa sheegtay in 18-caruur ah kana mid ah 21-caruur ah oo qaadatay sharoobada DOC-1 MAX caruurtaaso u haayey xanuun duqa kuna dhaca habdhiska Neefsahada ka dib markey isticmaaleen daawadaas,daawadaan ayaa lagu daaweeyaa cudurada uu keeno qabawga.

ISHA WARKA DAILY SABAH.

HALKAAN KA SII AKHRI.