SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

USA:70% AYEY KORORTAY SHAQALEYNTA…

MARAYKANKA.

(ISTANBUL)-In ka badan 3,800 oo caruur ah ayaa la ogaaday ineey ka shaqeeyaan gudaha dalka Maraykanka sannadkii-2022-kii sida la xaqiijiyey,arrintaan ayaa xadgudub ku ah sharciga shaqaaleynta ee Dawladda Federaalka Maraykanka,sidaas waxaa sheegtay Waaxda Shaqaalaha ee dalka Maraykanka waxa eyna sii raacisay ineey qaadi doonaan olole adag oo looga hortegaayo shaqaaleynta caruurta. Qoraal ey soo saartay Waaxda Shaqaalaha dalka Maraykanka shalay oo Isniin ahayd ayey ku sheegtay ineey kor u kacday tirada caruurta lagu shaqaaleey sifo sharci dara ah gudaha dalka Maraykanka ayna gaartay 70% marka laga soo bilaabo sannadkii 2018-kii.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.