SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

USA: SHAN SARKAAL OO BOOLIS AH OO LA ERYEY.

SHANTA SARKAAL EE SHAQADA LAGA ERYEY.

(TENNESEE)-Shan sarkaal oo ka tirsan booliska Mephis ee gobolka Tennessee ee dalka Maraykanka ayaa laga eryey shaqada ka dib markii lagu edeeyey ineey qeyb ka ahaayeen dil iyo dembiyo kale uu ka mid yahay dilkii loo gaystay Tyre Nichols oo ah wade Madaw ah kaaso geeriyooday seddex maaalin ka dib markii uu iska horimaad dhexmaray isaga iyo saraakiil boolis ah waqti uu Nichols taagnaay wadada. Steven Mulroy oo qareen ka ah degmada Shelby ayaa shir Jaraa’id ka sheegay”in shanta sarkaal ee shaqada laga eryey ey doorar kala duwan ku lahaayeen dilka”iyaga ayaan masuul ka ahaay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.