SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

U.S: QISO KA DHACDAY GOBOLKA OHIO EE DALKA MARAYKANKA.

(MARAYKANKA):Dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka OHIO magaala madaxdiisa COLOMBUS waxaa todobaad ka hor lagu waayey Imaamka Masjidka Abu Hureera Dr.Maxamed Xasan Aadan ka dib markii uu ka baxay masjidka salaadii Maqrib ka dib taariikhdu markey ahayd 29/12/2021-ka kuna beegneed Arbaca,maalmo ka dib ayaa meydka Dr.Maxamed waxaa laga soo helay meel keyn ah waxaane la wareegay ciidamadda amaanka ee maglaada Colombus ee gobolka Ohio,hadaba wargayska Middle East Eye ayaa wax ka qoray dhacdo ka horeysay tan hadda dhacday waxa uuna wargayska ka sheekeeyey dhacdadaas sida eey ku bilaabatay kuna soo dhamaatay.ISHA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.