URURKA MIDAWGA AFRIKA OO TAAGEERAY…
(SAWIRKA)-URURKA MIDAWGA AFRIKA.
(ADDIS ABABA)-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ka codsatay in dib loo dhigo ka bixitaanka ciidamadda Midawga Afrika(Atmis) ee jooga gudaha dalka Soomaaliya Muddo dhan ilaa seddex bilood kuna eg dhammaadka sannadkan-2023-ka,codisga Dawaladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si hagar la’aan ah uga soo jawaabay Dawladaha ey ciidamadda ka joogaan Soomaaliya kalana ah”Jabuuti,Kenya,Burundi,Itoobiya iyo Ugandha”. Ururka Midawga Afrika(AU) oo masuul ka ah hawlgalkan ka socdo Soomaaliya ayaa isna si buuxda waxa uu u taageeray go’aankii ey sida wadajir ah u gaareen Dawladaha ey ciidamadda ka jooga gudaha dalka Soomaaliya,ciidamadda Atmis ee loo qorsheeyey iney Soomaaliya ka baxaan ayaa Soomaaliya ku sii sugnaan doono ilaa dhammaadka sannadkan-2023-ka.
ISHA/HIIRAAN ONLINE.