SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

URURKA IGAD OO YEELAN DOONO SHIR DEG DEG AH.

MADAXWEYNAHA KENYA WILLIAM RUTO.

(NAIROBI)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in Ururka IGAD uu yeelan doono shir deg deg ah ka hor inta eysan dhammaan bishaan Janaayo-2023-ka,shirkaas deg dega ah ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha dalka Koonfurta Suudaan. Madaxeyne Ruto ayaa maanta oo Isniin ah sheegay inuu sameeyey balanqaad ka dib markii uu telefoon ka helay dhigiisa dalka Suudaan C/fataax Al-Burhani,Madaxweyne Ruto ayaa sheegay iney isaga iyo Al-Burhani ka wada hadleen xiriirka labada dal(Kenya iyo Suudaan) iyo ineey ka baaraan degaan arrinta ku saabsan xaaladda Amni ee dalalka Bariga Qaaradda Afrika.

ISHA WARKA THE STAR KENYA.

HALKAAN KA SII AKHRI.