SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

UNICEF OO KA HADASHAY…

DADKA ABAARUHU WAXYEELEEN.

(SOMALIA)-In ka badan nus milyan caruur ah ayaa la filaa ineey soo wajihi doonto nafaqao dari gudaha dalka Soomaaliya sidaas waxaa sheegtay hayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF maanta oo Talaada ah ayadoo laga cabsi qabo in dalka Soomaaliya eey soo food saarto gaajo aad u ba’an.”Maanta waxa aan wajahaynaa in 513-kun oo caruur ah ineey khatar ugu jiraan ineey u dhintaan nafaqo darro,waane tiro aan weli laga gaarin go’aan isla markaasne leh cabsi,mana eeynaan arag qarnigaan”sidaas waxaa lagu sheegay qoraal eey soo saartay hayadda Qaramada Midoobay u qaablisan caruurta ee UNICEF.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.