TURKIGA UU KA DHACAY QARAX AAD U WEYN.
(SAWIRKA)-GOOBTA QARAXA KA DHACAY DALKA TURKIGA.
(ANKARA)-Wararka ka imaanayo dalka Turkiga maanta oo Axad ah(1/10/23)-ka ayaa sheegayo in agagaarka Xarunta Baarlamaanka dalka Turkiga ee magaaladda Caasimadda ah ee Ankara uu ka dhacay Qarax aad u weyn oo Jugtiisa laga maqlay meelo aad uga fog goobta Qaraxa ka dhacay,dawadda Turikiga ayaa Qaraxa ku tilmaamtay inuu ahaay mid Argagixiso,Qaraxa ayaa ahaay laba qeybood mid laga soo buuxiyey baabuur iyo mid uu isku soo xiray qof naftiis haliga ah,ciidamada amaanka Turkiga oo goobta ku sugnaay ayaa toogtay dhagar qabe kale oo la socday gaysatay weerarka.
ISHA/VOA-SOMALI.