SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TURKIGA OO XABSIGA U TAXAABAY…

SIRDOONKA TURKIGA.

(ISTANBUL)-Hawlgal ey iska kaashadeen ciidamadda booliska magaaladda Istanbul iyo Hayadda Sirdoonka dalka Turkiga ee MIT si loo soo xiro dad lagu tuhmaayo ineey basaasayaan dad reer Falastiin ah kuna sugan dalka Turkiga, Waxayna tirada dad la raadinaayo gaaraysaa 44-qofood waxaane ilaa hadda la soo xiray 7-qofood oo iyaga ka mida. Dadkaan la tuhmaayo ayaa kuwada edeysan ineey si qarsoodi ah ugu gudbiyeen macluumaadka dad reer Falastiin ah oo u soo haajiray dalka Turkiga sirdoonka Israel ee Mossad.

ISHA WARKA DAILY SABAH.

HALKAAN KA SII AKHRI.