SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TURKIGA OO SI ADAG UGA HADLAY HADALKII ISRAEL.

(SAWIRKA)-WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA TURKIGA.

(ISTANBUL)-Dalka Turkiga ayaa iska diiday Aflagaadeeyn iyo Eedeyn aan sal lahayn ey u soo jeediyeen qaar ka mida masuuliyiin reer Isra’iil ah Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dhayib Ordogaan,sidaas waxaa sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Turkiga. “Juhdiga qaar ka mida masuuliyiinta reer Isra’iil kaaso aan loo dulqaadan karin xataa hadaladda saxda ah ee ah xaqiiqada ayaa bedeli kara ajandaha ey wehliyaan aflagaado iyo bedelidda ee rajada daboolidda xasuuqa xun ee lagu bartilmaameedsanayo shacabka reer Falastiin ee Gaza,ma noqon doonto mid mira dhasha”sidaas waxaa carabka ku adkeeyey qoraalka ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.