SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TURKIGA OO QABTAY HAWEENIDI KA DAMBAYSAY..

SAWIRKA QOFKA DUMARKA AH EE LAGU TUHMAAYO QARAXII SHALAY KA DHACAY ISTANBUL-TURKIGA.

(ISTANBUL)-Kaamerada CCTv-ga sawiro eey ka duubtay qaraxii shalay oo Axad ahayd kana dhacay magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga lana daawaday maanta oo Isniin ah ayaa muujisay in ciidamadda amaanka dalka Turkiga ka dhex arkeen sawirka qofkii ka dambeeyey qaraxa shalay ka dhacay magaaladda Istanbul waane ey soo qabteen ciidamadu qofkaas ka dambeeyey qaraxa Istanbul. Koox ka tirsan ciidamadda booliska magaaladda Istanbul ayaa aqoonsaday muuqaalka qofka dumarka ah ee lagu tuhmaayo in ayada ey ka dambaysay qaraxii Istanbul ka dib markii ey ka soo muuqatay Video-ga ey duubtay kaamerada CCTV-ga,qaraxa ayaa waxaa ku dhintay dad gaarayo lix qofood waxaane ku dhaaawacmay 81-qofood oo kale sida ey sheegatya xukuumadda Turkiga.

ISHA WARK AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.