TURKIGA OO LAGA SOO QABTAY..
AIN DAVIS.
(SYRIA)-Kamran Faridi waxa uu ahaay nin Deeqsi ah isla markaasne ah samafale,waane uu ogaay waxyaabaha ku hareereysan markii uu ka soo tegaayey dalka Pakistan una gudbaayey dalka Turkigasi uu u kaalmeeyo Falastiiniyiinta,Suuriyiinta iyo Agoonta u baahan in la kaalmeeyo,laakinse Faridi dhaqdhaqaaqiisa ayaa ahaay mid balaaran oo waxa uu dhaqaale siin jiray dadka kaalmada u baahan,nasiib darase Faridi ma uusan helin inuu la kulmo ebedkiis qofkii uu doonaayey.
ISHA WARKA MEE.