TURKIGA OO BALANQAADAY DIFAACA DHULKA SOOMAALIYA.
(SAWIRKA)-MW-ERDOGAN.
(QAHIRA)-Caasimadda dalka Masar waxaa booqasho ku yimid Madaxwynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan,booqashada Erdogan ayaa sida la sheegay daaraneed laba arrimood oo aad isu saaran kalana ah: (1)-Sii adkaynta xiriir labada dal ee dhainacyada dhaqaalaha,Siyaasadda,horumarinta Cilmiga iyo arrinta dagaalka ka socdo Marina Gaza. (2)-Arrinta taagan ee ku saabsan Xadgudubka dalka Itoobiya uu ku sameyey dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya lana xiriirta Heshiiskii is-afgaradka ey kala saxaiixdeen Itoobiya iyo Gobolka gooni isu taaga wada ee Soomaaliland. Dalka Turkiga ayaa la soo sheegay inuu balanqaaday inuu difaaci doono Madax banaanida dhuleed ee dalka Soomaaliya ey duulanka ku tahay dawladda Itoobiya. Heshiiskaan xaaraanta ah ayaa waxaa horay u cambaareeyey dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska,Ururka Goboleedka IGAD,Ururka Jaamicadda Carabta iyo Ururka Islaamka Adduunka.
ISHA/BBC.