SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TURKIGA IYO LIIBIYA OO KA HADLAY..

MASUULIYIIN TURKI IYO LIIBIYA.

(ANKARA)-Dalka Turkiga waxa uu ka mid yahay dalalka lugta kula jiro arrimaha siyaasadda dalkaasi Liibiya waxa uuna gacan saar fiican la leeyahay mid ka mida hogaamiyeyaasha siyaasadda dalkaasi Liibiya oo ah hogaamiyaha xukuumadda caalamku aqoonsan yahay RW-C/xamiid Dbeibah kaaso hadda eey is haayaan nin eey magacaabeen qeyb ka mida baarlamaanka Liibiya lana yiraahdo Bashagha,ninkaan ayaa sabab u ahaay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay caasimadda Liibiya ee Tripoli,hadaba wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Melut iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Liibiya Ramadaan Abu Janah ayaa maanta oo Arbaca ah waxa eey ku kulmeen caasimadda dalkaasi Turkiga ee Ankara,waxa eeyna labada masuul ka wada hadleen arrimo la xiriiro shaqaaqadii dhawaan ka dhacday caasimadda Tripoli iyo arrimaha doorashooyinka dalkaasi Liibiya sidii laga yeeli lahaay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.