SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TUNISIYA: CUNSURIYEYN KA JIRTA XEROOYINKA QAXOOTIGA.

(SAWIRKA)-GOOBAHA QAXOOTIGA EE DALKA TUNIS.

(TUNISIA)Dad gaarayo ilaa 50-qofood kana yimid dhulka ka hooseeyo lama degaanka ah ee Qaaradda Afrika ayaa ku xiran dugsi Waxbarasho oo ku yaalo Koonfur-Galbeed dalka Tunisiya,marka loo fiiriyo warbixin ey faafisay hayadda InfoMigrants. Xukuumadda Tunisiya ayaa tarxiishay boqolaal dad ah oo ka soo jeedo Afrikada Madaw waxaane sida qashinkii loogu daadiyey dhulka lama degaanka ah kuna dhaw xuduuda uu dalka Tunisiya la wadaago dalka Libiya horaanti bishii Luuliyo-2023-ka ka dib markii uu dhacay xadgudub sababay iska horimaad ka dhacay dekeda Sfax. Horaantii bishan Agoos-2023-ka inta badan dadka la tarxiilay ayaa lagu daadiyey aaga ciidamadda ee lama degaanka waane halka dib looga soo celiyey looguna sameeyey dhismayaal dadweyne,sidaas waxaa warbixinteeda ku sheegtay hayada InfoMigrants taaso la daabacay shalay oo Arbaca ahayd.

ISHA/MEE.

HALKAN KA SI AKHRISO.