SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TRUMP OO XABSI GELI DOONO…

MADAXWEYNIHII HORE EE MARAYANKA TRUMP.

(WASHINGTON)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku andacooday maalintii shalay oo Sabti ahayd in Xarigiisa uu u dhici doono si dhaqsi ah waxa una soo saaray u yeeritaan aan caadi ahayn ee taageerayashiisa si ey u sameeyaan banaabax gudaha magaaladda New York,waane iney ka banaanbaxaan garsoorka doonayo in Trump la baaro si uu lacag u siiyo haweney ku soo edeysay inuu Trump u Galmooday. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in la xiri doono maalinta Talaadada ah ee soo socoto(21/3/23)-ka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.