TRUMP OO HADIYADO KA HELAY….
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump ayaa helay sawiro isaga u eg kuwaasoo qiimahooda dhan yahay $4,450 waxa uuna ka helay madaxweynaha dalka Masar Alsisi iyo taalo lagu qiimeeyey $ 6,300 uu iyadana siiyey Amiirka Qadar Althani. Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa helay lacag dhan $120,000 hogaamiyeyaal kala gedisan sannadkii 2019-kii,sannadkii 2018-kii waxay ahayd $88,000,sannadkii 2017-kii $140,000,laakinse hadiyaddii ugu yareed waxaa Trump siiyey raysal wasaarihii hore ee israel Netenyaahu waxa uuna siiyey buug heesaha yahuuda ah laguna qiimeeyey $500 kaliyah.XIGASHO WAKALAADAHA.