SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO LAGU DILAY 6-QOFOOD OO KA DHACDAY…

DEGMADA WAX KA DHECEEN.

(CALIFORNIA)-Laba ka mida kooxaha gaangiska ayaa la soo xiray horaantii maanta oo Jimca ah ka dib markii uu gaangiska dhexmaray dagaal culus,dhacdadaan ayaa ah xasuuqii ugu xumaay ee dhaca bishii Janaayo-2023-ka waxaane ku dhintay lix qofood uu ku jiro canug yar oo dhallaan ah. Xasuuqaan ayaa waxa uu ka dhacay guri ku yaalo bartamaha gobolka California ee dalka Maraykanka,gurigaas ayaa waxaa ku wada noolaay gaangiska is dagaalay,sidaas waxaa sheegay booliska degmada Tulare.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.