SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY PARIS.

KURDIS CENTRE.

(PARIS)-Toogasho ayaa waxa ey ka dhacday xarunta dhaqanka ee Kurdiyiintu ku leeyihiin magaaladda caasimadda ah ee Paris dalka Faransiisk,weerarka oo dhacay maanta oo Jimca ah ayaa waxaa ku dhintay seddex qofood waxaane ku dhaawacmay seddex kale. Qofka gaystay weerarka toogashada ah ayaa da’adiisa lagu sheegay ineey tahay 69-jir waxaane dhaawacay ciidamadda amaanka ee magaaladda Paris hadane waxa uu ku jiraa xabsiga,sidaas waxaa laga soo xigtay dawladda Faransiiska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.