TOOGASHO KA DHACDAY MICHIGAN.
DEARBORN.
(DEARBORN)-Booliska ayaa wada hadal la wado nin hubaysan kuna eedeysan inuu gaystay toogasho lagu dhaawacay hal qof waxa uuna isku soo xiray qol Hotel ku yaalo magaaladda Detriot ee gobolka Michigan ee dalkaasi Maraykanka. Waxaa dadka laga saaray dhammaan goobigii ganacsi sida maqaayadihii iyo dukaamadda,toogashada ayaa dhacday waqti sii horeeyey oo maanta oo Khamiis ah taaso ka bilaabatay muran ku saabsan lacag oo dhexmartay shaqaale ka tirsan Hotel-ka Hampton Inn ee Dearborn sidaas waxaa shir jaraa’id ka sheegay taliyaha booliska Ciisa Shahiin.
ISHA WARKA AP.