SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY MARAYKANKA..

QALABKII CARUURTA EEY KU CIYARAYEEN.

(HIGHLAND PARL,ILL)-Nin hubaysan ayaa waxa uu weeraray xabadana ku furay goob eey ka jirtay isu soo bax agagaarka Chicago looguna dabaal degaayey maalinta xurnimada dalkaasi Maraykanka 4/7/22-ka kuna beegneed shalay oo Isniin ahayd,weerarka ayaa waxaa ku dhaawacmay dad gaaraayo 70-qofood waxaane ku dhintay 6-qofood,ninka soo qaaday weerarka ayaa la sheegay inuu ku hubaysnaay qoray nuuciisu yahay AR-15 waxa uuna isku dayey inuu isu ekeysiiyo qof dumar si uu uga baxsado goobta uu dhibka ka gaystay amab aan ciidamadu u qaban waxa uuna ku dhex cararay goob dadku uu aad ugu badan yahay ,sidaas waxaa maanta oo Talaada ah sheegay ciidamadda Booliska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.