SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY GOOB LAGU….

SAWIRKA GOOBTA WAX KA DHECEEN.

(DENVER)-Dalka Maraykanka waxaa ka dhaco toogashooyin aan loo meel loona gaysto dad ku sugan goobo laga dukaamaysto, goobo lagu raaxaysto iyo kuwa lagu caweeyo dhammadka todobaadka, toogashadii ugu dambaysay ayaa waxa ey dhacday maalintii sabtida ahayd waxa eyna ka dhacday goob lagu caweeyo una gaar ahayd LGBQ-da,qofka gaystay toogashadaan ayaa sannad iyo bar ka hor waxaa lagu xiray Colorado waxa uuna toogashada ugu dambaysay ka gaystay goob lagu caweeyo lana yiraahdo Spring NightClub taaso ey ku dhinteen shan qofood. Anderson Lee Aldrich oo 22-jir ah ayaa ku eedeysan toogashada iyo inuu handaday kuna handaday bam lagu sameeyey guriga,waxa uuna si xoog ah guryahooda uga saaray dad la deris ahaay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.