SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY GOBOLKA OHIO.

EHELKII WIILKII LA TOOGTAY.

(AKRON)-Nin madaw ah aan hubaysnayn ayaa waxaa eryaday ciidamada booliska ee magaaladda Akron ee gobolka Ohio ee dalkaasi Maraykanka,waxaane dhacday in askartii booliska ahayd ineey toogteen ninkii madawga ahaay ee aan hubaysneyn waxa eeyna roob uga dhigeen rasaas waayo waxa eey booliska ceysanaayey ninka madaw rumaysnaayeen inuu watay hub toogtayne ayaga waqti uu watay gaarigiisa waxa eeyna booliska ka baqeen in ninkan madawga ah ee hubaysaneyn soo taagan doono ayaga mar kale sidaas waxaa shalay oo Axad ahayd shir jaraa’id ka sheegay masuuliyiin ka tirsan gobolka OHIO ee dalkaasi Maraykanka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.