SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY GOBOLKA MICHIGAN.

TOOGASHO KA DHACDAY DETROIT.

(DETROIT)-Wiil dhallinyara ah oo sagaal iyo toban(19)-jir ah ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa lagu soo eedeeyey inuu gaystay dil darajada koowaad ah ka dib markii uu sameeyey toogasho aan kala sooc lahayn qaadatayne muddo dhan laba saacadood todobaadkii tegay gudaha magaaladda Detroit ee gobolka Michigan ee dalkaasi Maraykanka. Toogasha uu gaystay wiilkaan yar ayaa waxaa ku dhintay seddex qofood waxaane ku dhaawacmay qofkii afaraad,Gobolka Michigan ayaa ah gobol eey degann yihiin jaaliyado Carab ah kuwooda ugu badane eey ka soo kala jeedaan Libnaan,Falastiin iyo Yaman,Carabta degan Michigan ayaa gobolka ku leh mehrado kala duwan oo ganacsi waane dadka ugu badan tiro ahaan marka la fiiriyo jaaliyadaha kale ee la degan gobolka Michigan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.