SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA SWDEN.

(SAWIRKA)-GOOBTA EY KA DHACDAY TOOGASHADA.

(SWEDEN)-Toogasho ka dhacday goob banaanka ka ha caasimadda dalka Sweden ee Stokholm ayaa waxaa ku geeriyooday laba qofood waxaane ku dhaawacmay laba kale,sidaas waxaa sheegay ciidamadda booliska,toogasada ayaa ah mid u muqato mid u dhexeyso dembiilayaal. Shaqsi aan la cadeyn qofka uu yahay ahne ajnabi iyo mid dhallinyara ah ayaa ku dhintay toogashada ka dhacday Farsta ee dhacda nawaaxiga koonfurta caasimadda Sweden ee Stokholm,laba nin oo ku jira da’ada labaatanaadka ayaa loo xiray toogashada dhacday waqti dambe kuwaaso lagu tuhmaayo dilka amaba isku day dil.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.