SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

WALMART-GII DILKU KA DHACAY.

(VIRGINIA)-Maamulaha suuqa caanka ah dalkaasi Maraykanka “WALMART”ayaa la soo baxay bastoolad ka hor inta uusan soo gelin qolkii uu ka dhacaayey fadhiga u dhexeeyo shaqaalaha WALMART,maamulaha ayaa waxa uu bilaabay inuu rasaas ku furo shaqaalihii fahdiyey qolka lagu shiraayey waxaane halkaas ku geeriyooday lix qofood waane toogashadii labaad ee ka dhacdo dalka Maraykanka muddo afar maalmood ah toogashadaso ey ku geeriyooday dad aad u fara badan,sidaas waxaa laga soo xigtay dad goobjoogayaal ah iyo booliska.

ISHA WARKA AP.

HALKAANKA SII AKHRI.