SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA KANADA…

BOOLISKA KANADA.

(CANADA)-Nin 73-jir ah oo hubaysnaay ayaa waxa uu dilay shan qofood agagaarka dhisma weyn oo ku yaalo gobolka Toronto ee dalka Kanada ka hor inta aan askeri boolis ah uusan dilin sidaas waxaa laga soo xigtay dawladda Kanada maanta oo Isniin ah. James Mcsweet oo ah madaxa booliska ee gobolka York ayaa sheegay in mid ka mida askartiisa uu toogtay ninkii hubaysnaay kuna sugnaay gudaha dhismo dad uu deganaay ee Vaugh ee gobolka Toronto dalkaasi Kanada,booliska ayaa sheegin magacyadda dadka la dilay ee shanta ah iyo da’adooda.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.