SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TOOGASHO KA DHACDAY…

TEXAS USA.

(TEXAS)-Arday ayaa rasaas ku furay ardy kale oo saaxibadiis ah oo la dhigto dugsiga sare ee degmada Arlington ee gobolka Texas ee dalkaasi Maraykanka subaxnimadii maanta oo Isniin ah,rasaasta uu riday ardayga ayaa waxaa ku dhintay hal arday waxaane ku dhaawacmaya hal arday oo kale ka hor inta eysan askartu qaban xirine ardayga rasaasta furay,sidaas waxaa sheegay ciidaadda booliska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KASII AKHRI.