TAAGEERAYAAL ISRAA’IIL AH OO KA SOO…
Maal qabeen u dhashay dalka Imaaraatka kana mida qoyska xukumo dalkaas lana yiraahdo Sheekh Hamad Bin Khaliifa Alnahyan ayaa waxa uu iibsaday 50% naadi ka dhisan dalka Israa’iil lana yiraahdo Beitar,taageerayaasha naadigaan oo ah kuwa aad xag-jir u ah ayaa si adag waxa eey uga soo horjeesteen in naadigooda 50% laga iibiyo nin carab ah waxa eeyna ku mudaaharaadeen garoonka eey kooxda ku sameeyso tababarka. XIGASHO THE GUARDIAN.