SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RUWAANDA OO AQBASHAY QAXOOTI AFRIKAAN AH.

Dalka Liibiya waxa uu ka mid yahay dalalka afrika ee looga tahriibo qaaradda Yurub waxaane dalkaas gaaro dad fara badan oo afrikaan ah oo baadi goob ugu jiro nolol dhaanta tii eey ku haysteen dalkooda,dadkaan tahriibka ku gaara dalka Liibiya ayaa mararka qaar waxa eey u gacan galaan ma gefeyaal aan u nexeeyn. dalka Libiya waxaa looga tahriibaa dalka talyaaniga iyo jasiiradda Malta oo labaduba ah yurub,ujeedka tahriibayasha ayaa ah ineey helaan nolol dhaanta noloshii eey ku haysteen dalkooda,qaar ka mida tahriibayaasha ayaa isaga lug xirma libiya una laaban kari waaya dalkoodii,hadaba dalka Ruwaanda ayaa aqbalay inuu qaabilo 130-qofood oo magangalyo doon ah kuna sugan dalka Libiya,dadkaan ayaa ka kala yimid dalalka soomaaliya,suudaan iyo eriteriya. XIGASHO THE EAST AFRICAN.

HALKAAN KA AKHRISO