SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TARTANKA U-17 EE ALGERIA.

(ALGERIA)-Tartanka Kubadda Cagta ee dhallinyarada ey da’adoodu ka yar tahay 17-sano(U-17) ayaa sannadkaan -2023-ka waxaa lagu qabanayaa dalka Aljeeriya,waa markii ugu horeysay taariikhda uu XIRIIRKA KUBADDA CAGTA AFRIKA(CAF) uu kodhiyo tirada kooxaha tartanka U17 kuwaaso tarankodu ka dhacaayo dalka Aljeeriya,kooxaha ayaa loo qeybiyey seddex qeybood oo kala ah. A[ALJERIYA,SOMALIYA,SENIGAL,KOONGO), B[NAYJERIYA,MAROOKO,K/AFRIKA,ZAMBIYA], C[KAMEROON,MALI.BURKINO FASO,K/SUDAAN]. Kulanka ugu horeeyo ee lagu furaayo tartanka ayaa waxaa isaga horimaanaayo dalalka Aljeeriya oo martigelinaayo iyo Xulka dalka Soomaaliya{ Somalia Vs Aljeriya},taariikhdu markeey tahay 29/4/23-ka,waxa eyna cayaartu ka dheceysaa garoonka NELSON MANDELA ee ku yaalo Caasimadda Aljeris. Wareegyada(B,C) ayey cayaarahoodu waxa ey ka dhici doonaa Garoonada kala ah{Chahid Hamlaoui} ee ku yaalo magalaadda Constantine,waxaane garoonkaan ku cayaari doono kooxaha ku wada jiro wareega(B), Garoonka 19-Mai-1956 ee magaaladda Annaba waxaa ku cayaari doono wareega(C). Tartanka ayaa bilaaban doono 29/4/23-ka waxa uuna soo dhammaan doonaa 19/5/23-ka.

ISHA WARKA SBMEDIA.

HALKAAN KA SII KA AKHRISO.