SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TALYAANIGA:QAXOOTI SOOMAALI AH OO LAGA SAARAY DHISMO.

Koox soomaali ah ayaa waxaa sisharci ah looga saaray dhismo eey deganaayeen kuna yaalo magaaladda Florence ee dalka Talyaaniga todobaadkan. saraakisha degmada ayaa sheegay in qaxootiga diideen ineey degaan guri ku yaalo meel gaar ah,laakinse ururadda samafalka kuna degmadaas ayaa sheegay inaan bilawgiiba hooy la siin sidaasne eey guri la’aan ku noqon doonaan si ku meel gaara ilaa konton qofood. Ciidamadda ayaa qaxootiga ka saaray dhismaha eey deganaayeen xubno ka mida jaaliyadda soomaaliyeed ee magaaladda florence talaadadii,dhismaha eey degeen qaxootiga soomaaliyeed ayaa waxaa iska leh UNIPOL-SAI oo ah shirkad qabato hawlaha maalgelinta waxaane dhismahaan horay loo degay laba jeer kalana ah sannadkii 2013-kii iyo sannadkii 2017-kii. XIGASHO INFMIGRANT.

RIIX HALKAAN.