SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TALYAANIGA IYO FARANSIISKA OO ISKU DHEGAN.

ASKARTA FARANSIISKA.

(ROMA)-Vidiyaw laga duubay Raysal Wasaaradda dalka Talyaaniga Giogia Meloni ahne siyaasiyad Midigta Xagjirka ah ayaa dalka Faransiiska ku edeysay “Inuu isticmaalaayo lacagtii Gumaysiga si uu ugu dulnoolaado khayraadka wadamadda Qaaradda Afrika”.Xaaladaan kacsan ee ka dhexeyso labadaan dal(Faransiiska iyo Talyaaniga)ayaa cirka isku shareertay ka dib markii ey isku khilaafeen sida laga yeelaayo arrinta dadka muhaajiriinta Afrikaanka ah,”Dalka Talyaaniga waa uu iska diiday inuu ogolaado in la soo badbaadiyo maraakiibta wada dadka Muhaajiriinta Afrikaanka ah gudaha biyaha dalka Talyaaniga”waxaa arrintaas dalka Talyaaniga ku edeeyey dawladda Faransiiska kuna sheegay ineey tahay Dhaqan aan la qaadan karin.

ISHA WARKA YAHOO.

HALKAAN KA SII AKHRI.