SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TALIYAHA TALISKA DHEXE EE CIIDAMADA MARAYKANKA OO BOOQDAY…

(SAWIRKA)-GEN.MICHEAL OO DHEX TAAGAN XEROOYINKA AL-HOL IYO AL-ROJ.

(ANKARA)-Taliyaha ciidamada dhexe ee dalka Maraykanka Gen.Micheal Erik Kurilla ayaa booqasho ku tegay xerooyinka Al-Hol iyo Al-Roj ee ku yaalo dalka Suriya,xerooyinkaan ayaa waxaa ku sugan dad barakacayaal una wada dhashay dalka Suriya. Xerooyinkaan uu booqday Gen.Micheal ayaa waxaa maamulkooda gacanta ku haayo kooxaha PKK/YPG kuwaaso dalka Turkiga uu u aqoonsan yahay ineey yihiin Argagixiso la shaqeysata kooxda Daacish/ISIS. Qoraal ka soo baxay taliska dhexe ee ciidamadda Maraykanka(CENTCOM) ayaa lagu sheegay waqtiga uu Gen.Micheal booqday xerooyinkasi iney ahayd Isniintii la soo dhaafay kuna beegneed 21/8/23-ka.

ISHA/AA.

HALKAN KA SII AKHRISO.