SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TAHRIIBKU WAA SHIRQOOL.

(SWAIRKA)-TAHRIIBAYAAL LAGU QABTAY LIBIYA.

(TRIPOLI)-Ma u baahnid in lagu sheego in laga tahriibo dalka Libiyasi loo gaaro xeebaha dalka Talyaaniga,umana baahnid inaad ogaatid dhibka ka jira socdaalka badda ee dheer loona sii maraayo gaaridda dalka Talyaaniga laakinse waxa aad u baahan tahay inaad wax ka ogaatid nolosha dadka u baqay naftooda iney ku go’odo biyaha bad weynta Miditereniyanka ee samaystay xirfado ey kaga shaqeystaan gudaha dalka Libiya,ma is weydiisay waa intee lacagta qof kasta kaga baxayso inuu badda ku haligo naftiisa,intaas oo dhan iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah ogaanshaada waxa ka jira dalka Libiya ka akhriso qoraalkan.

ISHA/DW.

HALKAN KA SI AKHRISO.