TAHRIIBKA ILAA YURUB OO KORDHAY.
(SAWIRKA)-TAHRIIBAYAAL SAARAN DOON.
(NEW YORK)-Marka laga hadlaayo Tahriibka ka jiro adduunka waxaa isla markiiba aan soo xususaneynaa ninkii caanka ahaay ee Magefe ee dadka ku halaagay dhulka lama degaanka ah ee u dhexeeyo dalalka Libiya iyo Sudan,dhinaca kalane waxaan soo xususaneyna inta qofood ee ku geeriyootay badaha u dhexeeyo Soomaaliya iyo Yeman, Tunisiya,Libiya iyo Talyaaniga,waxaase jirta tira koob lagu sameeyey dadka ka Tahriibo dalalka Libiya iyo Tunisiya ee gala dalka Talyaaniga si ey halkaasi uga sii gudbaan Qaaradda Yurub qeybaheeda kale marka laga soo bilaabo horaantii sannadkan-2023-ka ilaa bishan Sebtembar-2023-ka,waxaane la ogaaday in tirada dhan tahay 2,500-qofood oo isugu jira Rag,Dumar iyo Caruur.
ISHA/VOA-SOMALI.