SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TACADIYO KA JIRA XERADDA LAGU HAAYO MUHAAJIRIINTA DALKA LIIBIYA.

(TRIPOLI):Boqolaal qofood oo isugu jira muhaajiriin iyo qaxooti kuna sugan dalka Liibiya ayaa isugu soo baxay afafka hore ee xarunta hayadda qaramadda midoobay ee caasimadda dalka Liibiya ee tripoli,dadkaan isu soo baxay ayaa baxsad ka ah ciidamadda Liibiyiinta ee weerarka ku ah kuwaaso raba ineey dhibaateeyaan ayagoo ugu gambanaayo iney dalka Liibiya ku joogaan sharci darro,sida eey sheegeen hayadaha samafalka kana hawlgala dalka Liibiya in dadka isugu jiro muhaajiriin iyo qaxooti loo gaysto dhibaatooyin eey ka mid tahay kufsi,dil iyo waxyaabo kale oo baxsan bani’aadanimadda gaar ahaan xeradda dadka lagu haayo oo si aad ah looga dayrinaayo caafimaad ahaan iyo jiif ahaanba.XIGASHO REUTERS.

HALKAAN KA SII AKHRI.